WARIYE MUKHTAAR MAXMED CATOOSH OO XURIYADIISA DIB U HELAY…

Wararka Naga soo gaarayoMagaalada Baydhabo ay Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Xalay uu Xuriyadiisa uu dib u wariye Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Wariye Mukhtaar maxamed catoosh ayaa waxaa lagu maalintii  isniintii lagu xiray magaalada baydhabo, waxaa damiin loogu siidayay saldhiga bari ay Magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Cali Saciid Fiqi ayaa damiintay Wariyaha,ka dib markii Wadda hadleen Asiga Iyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka soomaaliya Maxamed Mursal shiikh Cabdi raxmaan.

Wariye Mukhtaar Maxmed Catoosh ayaa Ka howlagalla idaacada VOA,asigoo lagu soo xiray warbixin uu ka diyaariyay gabdho Yar yar uu sheegay in  lagu Kufsaday Gobolka Shabeellaha Hoose.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply