Wasiirka Cadaalada Dalka DR Congo Oo Xabsi Loo Taxaabay

Wasiirka Cadaalada Dalka DR Congo ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib Amar uu bixiyey Madaxweynaha Dalkaas Joseph Kabila.

Wasiirka La xiray oo lagu magacaabo Celestin Tunda ayaa khilaaf kala dhaxeeya Madaxweynaha Dalkaasi Felix Tshisekedi.

Maxkamad ku taalla magaalada Kinshasa ayaa waxa uu kasoo muuqday Wasiir Tunda oo su’aalo la weydiiyey,iyadoo markii dambe lasii daayey Saacado uu xirnaa Wasiirka.

Afhayeen u hadlay Ciidamada Booliska DR Congo Sylvano Kasongo ayaa xaqiijiyey in Wasiirka Lasii daayey.

Doorashadii Madaxweyne Felix Tshisekedi. ,ee Xukunka ku qabtay ayaa dhacday Sanadkii hore Bishii Janaayo 2019-kii.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply