Wasiirkii Warfaafinta Koonfur Galbeed Oo Sanado Badan Kadib Xilka Laga Qaaday

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada isagona Xubno kale uu Magacaabay.

Wasiir Ugaas Xasan Cabdi Oo Sanado badan Xilkaan soo hayey Ayaa lasoo shaqeeyey Shariif Xasan Sheekh Aadan balse ugu dambeyn waa laga qaaday.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply