WHO OO GUBARO CAAFIMAAD USOO DIRTAY MAAMULKA SOOMAALILAND…..

Hay’ada caafimaada Aduunka oo marka Magaceeda oo soo gaabiyo Loo  yagaano (WHO) Ayaa Guburo Caafimaad waxa ay u soo dirtay maamulka Soomaaliland.

Guburadaan Caafimaad ayaa maamulka Soomaaliland waxa ay kala shaqeen doonaan ka hortaga Caabuqa Coronavirus,iyagoo Tababaro sii doonno Dhalinyaro Ku Shaqeen doonta Ka Hortaga Cudurka COVID 19.

Agaasimaha Guud ay Wasaarada Hormarinta Caafimaaadka Soomaalind Ayaa waxa uu sheegay In Khabiiradaan Caafimaad ay soo gaaray Maanta Maagaalada Hargeysa ay rakibi doonan qalabka lagu Baaro cudurka sido kale ay Sameen doonan Shaybaarka Lagu Baaro LaDadka looga Shakiyo Cudurka.

Agaasimaha ayaa warbaahinta u sheegay In Muddo labo isbuuc ah ay sii joogi doonan magaalada guburadaani Ka Socda Hay’ada Caafimaadka Aduunka Ay (WHO),waxa uu sheegay in ay ka faa’iideysan donnaan dhalinyarada caafimaadka bartay oo jooga maagalada hargeysa.

Wasaarada Caafimaadka Maamulka Soomaalind ayaa wadda qorshooyin ay ugu hortageyso cudurka Coronavirus,iyadoo  deegaanda maamulkaasi laga helay 5 kiis oo qaba cudurkaasi.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply