WIIL PRANK UU SAMEEYAY AAWADEED LOOGU XIRAY HARGAYSA.

Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland Ayaa Maanta Xabsiga Utaxaabay Kahalid Ismaaciil Cali Oo Qayb Ka Ah Dhalinyarada Sida Wayn Uisticmaasha Baraha Bulshada.

Wiilkan Dhalinyarada Ah Oo Ay Xireen Booliska Somaliland Ayaa Caan Ku Ah Samaynta Waxyaabaha Ay Somalidu Utaqaano Prankiga Ee Lagu Sameeyo Muuqalo Laga Daawado Aalada Youtube-ka.

Sida Ay Wararku Sheegayaan Xariga Wiilkan Dhalinyarada Ah Ayaa Yimid Ka Gadaal Marki Ay Booliska Kaga Soo Dacwoodeen Qaar Kamid Ah Dadki Uu Ku Sameeyay Parankiga.

Waxaa Mudooyinki Danbe Gabi Ahaan Deeganada Somalida Kuso Badanayay Dhalinyarada Isticmaasha Youtube Ee Duuba Muuqalada Prankiga Ah, Waxaana Waqtiyada Qaar Dhibaato Kala Kulanta Bulshada Oo Qaarkood Laga Nixiyo Halka Kuwa Kala Lagu Ciyaaro.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *