XILDHIBAANADA MAAMULKA KOONFUR GALBEED OO KOLANKOODA MAANTA UGA DOODAYO MOOSHIN…..

Waxaa maanta lagu waddaa in magaalada Baydhabo ay kulan ku yeeshaan xildhinada baarlamaanka maamulkaasi,xildhibaanda ayaa waxa ay lagu waddaa in la horgeeyo mooshin muddo kordhin loogu sameenaayo Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdi casiis Maxamed Lagta-gareen.

Wararka naga soo gaarayo magaalada baydhabo ayaa waxa ay sheegay in Madaxweyne lafta-gareen ayaa maanta hortagaayoo xildhibaanada asigooo ka codsanaayo in muddo kordhin sanad iyo labo billodd ah looga daro madaxtooyo.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa maalintii axda ay aanu soo dhaafnay waxaa lagu wargiliyay in ay soo xaadiraan uuna jiro kulan ,kaas oo looga doodayo mooshin tala soo jeedin kaa oo ka yimid madaxweyne lafta-gareen.

Maxawaeynamaha KFG ayaa waxaa waxa uu doonaya in doorashada madaxtooyada iyo kan baarlamaanka maamulkaasi ay kala danbeeyaan muddo sanad ka badan si loo mideeyo doorashada ka dhaceyso magaalada baydhabo.

 Xildhibaanada baarlmaanka Maamulkaasi ayaa in tabadan soo xushay maxtooyada taas la filaayo madaxweynaha codsigiisa ay u fududeeyaan,iyagoo muddo kordhitaas ka aqbaayo.

Wasaraada arrimaha gudaha soomaaliya ayaa war ay soo saartay 2018 waxa ay ku sheegatay in doorashooyinka Maamul Goboleed yadda ay waqtigooda ku dhici donnaan,wasaarada ayaa wax war ah kasoo saarin dhaqdhaqqayada ka socda magaalada baydhabo ee KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaa la rumeysan yahay in Xildhibaanada baarlamaanka koonfur galbeed ay muddo dhintaasi ansixidoonan sida ay sheegayan warar kala duwan oo kasoo baxaayo magaalada Baydhabo Ee Goblka Baay.

waxaana xusid mudan Hadii ay dhacdo arintaasi ay wasaarada arimaha gudaha ay raali ka tahay muddo kordhintaasi.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply