Xilidhibaano iyo Mas’uuliyiin Dowladeed Oo Booqday Jiida Hore Ee Dagaalka B/Xaawo

Xubno Hor Leh Oo Kasocda Dawlada Somalia AYaa Markale Kormeeray Jiida Dagaalka Ciidamada Dawlada Ee Kusugan Degmada Beledxaawo Ee G/Gedo Halkaas Oo todobaadkii ina Dhaafay dagaal Xoogan Uu Ku Dhex Maray Ciidamada Xooga Iyo Ciidamo Uu Hogaaminayo Wasiirka Amniga Maamulka Jubaland.

Xubnahan Oo uu Horkacayay Taliyaha Ciidamada Dhulka Xooga Dalka Jeneran Maxamed Tahliil Bixi Qaybna Ay Ka Ahaayeen Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Shacabka BS Ayaa Indho indhayn Iyo Ukuur Galid Ugu Tagay Ciidamada Kusugan Beledxaawo.

Xildhibaan Cabdi Shire Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Gaaray Beledxaawo Oo Warbaahinta La Hadlayay AYaa Bogaadiyay Ciidamada Kusugan Degmada Beledxaawo, Isgaoo Dhanka Kalana Dawlada Kenya Ugu Baaqay On Ay Ilaaliyaan Daris Wanaaga islamarkaana Kusoo Wareejiyay Ciidamada Uu Hogaamiyo Wasiirka Amniga Maamulka Jubaland.

Dhanka Kale Waxaa Uu Baaq Udiray SHacabka Isagoona Kacodsaday In Ciidamada dawlada Ay Kala Shaqeeyaan In Laiska Difaaco Duulanka Sida Uu hadalka Udhigay Xildhiban cabdi Shire.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply