XUBNO KA SOCDA DFS IYO WHO OO KU WAJAHAN CAASIMADA MAAMUL GOBOLEEDYADA.

Waxaa maanta lagu wadda in gaaraan qeybo ka mid ah  Caasimadaha Maamulka Goboleydyada Wafdi ay hogaamineyso wasiirada Caafimaadka Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur iyo Xubno Ka socda WHO.

Wasiirka Caafimaadka XFS fowsiyo Abiikar Nuur,Xubno Ka socdo  Xafiiska R’sal wasaare Khayre iyo Mas’uuliyiin ka socoto Hay’adda Caafimaadka Aduunka ay WHO ayaa Waxaa ay soo qiimeynayaan Xaaladaha COVID 19 Ay Ka Jira Maamulada Dalka.

Wafdigaan ayaa La Cadeynin Maamulada Ay si toos ah u tagayaan waxa ayna Qaadanayaan Agabyada Looga hortago cudurka Coronavirus,si loo xakameeyo Cudurkaasi.

Tirida Dadka uu ku dhacay cudurka COVID 19 ayaa maalinba maalinta ka danbeysa ii kordheysa,iyadoo kisaska ay la xaqiijiyay ay gaarayaan 436 qof.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply