Xubno ka tirsan Alshabab oo Lagu dilay Dhuqeyn ka dhacday….

Ciidamada Itoobiya ay qeybta ah midowga Africa ayaa waxa ay sheegeen in xubno ka Tirsan alshabab ay ku dileen duqeen ay ka geysteen Gobolka Gedo.

Sirdoonka itoobiya ayaa waxa sheegeen in Howlgalo ay ka sameeyeen deegaanka Yurkud ay duleyn 17 xubnood oo ka tirsan al shabaab,kuwaasi ay sheegay in ku howl naayeen in wadada u galaan kolonyo tirsan Ciidamada Itoobiya oo deegaankaasi maraayay.

Kolonyo ka tirsan Ciidamada Malitiriga Itoobiya oo wata gaadiidka dagaalka,hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxa ka imaadeen deegaanka dolow Cade,iyagoona sheegay in kusii jeedeen Magaalada Baydhabo.

Sirdoonka ayaa waxa ay sheegeen xubnaha lagu dilay duqeentaasi ay miinooyin ku aasyeen wada dhinaceeda.

Dowlada Itoobiya Macadeyn xiliga ay dhacday duqeyntaasi ay sheegeen in ku dileen xubno ka tirsan alshabaab.

Si kastaba alshabab ayaa wareero jidgal ah waxa ku qaadaan ciidamada Nabad ilaalinta u joogo soomaaliya ay midowga Africa.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply