DHAGEYSO: Xukuumada Oo Awood Ku Hirgelineysa Baaqyada Corono

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay Caabuqa Corono iyo Cabsida uu Soomaaliya geliyey.

Wasiirka Koobaad Ee Dalka ayaa sheegay in ilaa amar dambe sii xanibnaan doonaan,Goobaha la iskugu yimaado,kuwa Waxbarashada iyo Duulimaadyada Guud ahaan.

Sababta ayuu ku sheegay Mudane Xasan Cali Kheyre Sidii loo bad baadin lahaa bad qabka Caafimaad Ee Bulshada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Ra’iisal Wasaaraha ayaa ka codsaday Dadka Soomaaliyeed inay guryahooda ku negaadaan islamarkaana ay Shirkadaha Isgaarsiinta laf dhabar uyihiin ka qeyb qaadashada Wacyi gelinta Bulshada.

Sikastaba Hadalkaan ayaa kusoo aadaya xilli hore Dawlada ay usheegtay in loo baahan yahay ka feejignaanta Cudurkaan in la badiyo oo dadku u hogaansamaan Awaamiirta Hay’adaha Dawlada soo gudbinayaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply