Xukuumada Oo War Cusub Kasoo Saartay Cudurka Corono

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 21/03/2020 oo lagu fasaxayay diyaaradaha dalka soo galaya muddo 2 maalmood ah, waxa ay ogeysiinaysaa dhammaan muwaadiniinta  imanaya dalka in ay raacaan kuna dhaqmaan tallooyinkaan soo socda:

HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA CUSUB EE WASAARADA CAAFIMAADKA

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply