Xukuumada Oo War Cusub Kasoo Saartay Kufsigii Ka Dhacay Afgooye

Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhaleecaysay kufsi dhowaan loo geysta Gabdho aad u da’yar oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose.

War Saxaafadee kasoo baxay Wasaaradda Haweenka ayaa sidoo kale lagu cambaayeeyay fal kale oo ka dhacay Degmada balan-balle ee Gobolka Galgaduud.

HALKAAN RIIX SI AAD U ARAGTO WARSAXAAFADEED

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply